Somalia oo shir guddoomineysa kulanka 151-aad ee Ururka Jaamacada Carabta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Xamud Samran Al-Xuweyti. Geelle iyo safiirka ayaa waxay  ka wada hadleen sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa horumarinta dhaqaalaha Dalka, iyadoo safiirku uu kormeeray qeybta Telefishinka Qaranka oo dib u dhis lagu … Continue reading Somalia oo shir guddoomineysa kulanka 151-aad ee Ururka Jaamacada Carabta